(Sawirro) Boqolaal arday oo sanadkan ka qalin jebisey Jaamacadda Benaadir

Xaflad ballaaran oo loo sameeyey boqolaal arday oo ka qelin jebisay 11 ka mid ah 13-ka kuliyadood ee Jaamacadda Banaadir ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabadan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynihii hore ee dalka, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Xukuumada iyo Baarlamanka Somalia, qeybaha kala duwan … Continue reading (Sawirro) Boqolaal arday oo sanadkan ka qalin jebisey Jaamacadda Benaadir